Laxaad
Appearance
Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Category:Laxaad)
Laxaad
Laxaad waa dareen noolaha dhamaantii leeyahay. Bani-aadamku wuxuu leeyahay shan laxaad oo kala ah:
- Maqalka,
- Araga,
- Dhadhanka,
- Urta, iyo
- Taabashoda.
Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Laxaad&oldid=143419"