Baltimore
- Afrikaans
- 'amaarenyaa
- AEnglisc
- l`rby@
- mSr~
- Asturianu
- Az@rbaycanca
- toerkhjh
- Basa Bali
- Boarisch
- Belaruskaia (tarashkevitsa)
- Belaruskaia
- B'lgarski
- Bamanankan
- baaNlaa
- bod-yig
- bissnnupriy'aa mnnipurii
- Brezhoneg
- Bosanski
- Catala
- Nokhchiin
- Cebuano
- Chamoru
- khwrdy
- Cestina
- Cymraeg
- Dansk
- Dagbanli
- Deutsch
- Zazaki
- Ellenika
- Emilian e rumagnol
- English
- Esperanto
- Espanol
- Eesti
- Euskara
- Estremenu
- frsy
- Suomi
- Foroyskt
- Francais
- Nordfriisk
- Frysk
- Gaeilge
- Gaidhlig
- Galego
- gylkhy
- Avane'e
- `bryt
- hindii
- Hrvatski
- Magyar
- Hayeren
- Bahasa Indonesia
- Interlingue
- Ilokano
- Ido
- Islenska
- Italiano
- Ri Ben Yu
- k`art`uli
- Taqbaylit
- Gikuyu
- K'azak'sha
- knndd
- hangugeo
- Kurdi
- Kernowek
- Kyrgyzcha
- Latina
- Lingua Franca Nova
- Ligure
- Ladin
- Lingala
- Lietuviu
- Latviesu
- Mokshen'
- Makedonski
- mlyaallN
- Mongol
- mraatthii
- Kyryk mary
- Bahasa Melayu
- mnmaabhaasaa
- mzirwny
- Plattduutsch
- Nederlands
- Norsk nynorsk
- Norsk bokmal
- Dine bizaad
- Occitan
- Iron
- pNjaabii
- Kapampangan
- Polski
- Piemonteis
- pnjby
- Portugues
- Runa Simi
- Romani chib
- Romana
- Russkii
- Sakha tyla
- Sardu
- Scots
- Srpskohrvatski / srpskokhrvatski
- Simple English
- Slovencina
- Slovenscina
- Shqip
- Srpski / srpski
- Svenska
- Kiswahili
- Slunski
- tmilll
- Toch'iki
- aithy
- Tagalog
- Turkce
- Tatarcha / tatarca
- Twi
- y'uyGurchae / Uyghurche
- Ukrayins'ka
- rdw
- O`zbekcha / uzbekcha
- Vepsan kel'
- Tieng Viet
- Volapuk
- Winaray
- Wu Yu
- margaluri
- yyidySH
- Yoruba
- Min Nan Yu / Ban-lam-gi
- Yue Yu
- Zhong Wen
- Kani waa maqaal ku saabsan magaalada Baltimore, Maryland, Maraykanka.
{{Infobox settlement |name = Baltimore, Maryland |official_name = Caasimada Baltimore |settlement_type = Caasimada Madaxbanaan |nickname = Caasimada Degan,[1] Mobtown,[2] B'more,[3] Dhulkii Nolosha Raaxada Leh,[4] Caasimada ugu Horaysa,[5][6] Caasimada Taarikhiga,[7] Ravenstown,[8]Caasimada Jirta[9] |motto = "Caasimada ugu wacan Ameerika",[1] "Kaalay oo hel.",[1] "Caasimada wax akhrida",[10] "Aamin"[11] |image_skyline = BaltimoreC12.png |imagesize = |image_caption = Farasmagaalka Baltimore, Emerson Bromo-Seltzer Tower, Pennsylvania Station, M&T Bank Stadium, (Ravens Stadium), Gudaha Dekada iyo Xarunta Biyo ku noosha Baltimore, Haalka caasimada Baltimore, Taalada Washington |image_map = Map of Maryland highlighting Baltimore City.svg |mapsize = 250x200px |map_caption = Meesha ka dhacdo Baltimore gobolka Maryland |image_flag = Flag of Baltimore City.svg |image_seal = Seal of Baltimore, Maryland.svg |pushpin_map = USA |pushpin_label = Baltimore |pushpin_label_position = right |pushpin_mapsize = 550 |pushpin_map_caption = Meesha kaga taalo Maraykanka |coordinates_region = USA |subdivision_type = Wadanka |subdivision_type1 = Gobolka |subdivision_type2 = Caasimad |subdivision_name = United States of America |subdivision_name1 = Maryland |subdivision_name2 = Baltimore |established_title = La aasaasay |established_date = 1729 |established_title2 = Dowlad-hoose |established_date2 = 1796-1797 |established_title3 = Caasimad Madaxbanaan |established_date3 = 1851 |named_for = Sesilius Kalvert, (1605-1675) |government_type = Golaha Duqa-magaalada |governing_body = Golaha Dowlada Hoose Baltimore |leader_title = Duqa-magaalada |leader_name = Stephanie C. Rawlings-Blake (D) |leader_title1 = Goalaha Degmada Caasimada
|leader_name1 =
- Bernard C. Young (Madaxweyne)
- James B. Kraft (1)
- Brandon M. Scott (2)
- Robert W. Curran (3)
- Bill Henry (4)
- Rochelle "Rikki" Spector (5)
- Sharon Green Middleton (6)
- Nick Mosby (7)
- Helen L. Holton (8)
- William "Pete" Welch (9)
- Edward L. Reisinger (10)
- William H. Cole IV (11)
- Carl Stokes (12)
- Warren Branch (13)
- Mary Pat Clarke (14)
|leader_title2 = Aqalka Wakiilada
|leader_name2 =
- Frank M. Conaway, Jr. (40)
- Antonio Hayes (40)
- Barbara A. Robinson (40)
- Jill P. Carter (41)
- Nathaniel T. Oaks (41)
- Samuel I. Rosenberg (41)
- Curt Anderson (43)
- Maggie McIntosh (43)
- Mary L. Washington (43)
- Keith E. Haynes (44A)
- Talmadge Branch (45)
- Cheryl Glenn (45)
- Cory V. McCray (45)
- Luke Clippinger (46)
- Peter A. Hammen (46)
- Brooke Lierman (46)
|leader_title3 = Xubnaha Guurtida
|leader_name3 =
- Catherine E. Pugh (40)
- Lisa A. Gladden (41)
- Joan Carter Conway (43)
- Shirley Nathan-Pulliam (44)
- Nathaniel J. McFadden (45)
- Bill Ferguson (46)
|leader_title4 = Aqalka Baarlamaanka
|leader_name4 =
- Dutch Ruppersberger (2)
- John Sarbanes (3)
- Elijah Cummings (7)
|unit_pref = Imperial |area_magnitude = |area_total_sq_mi = 92.1 |area_land_sq_mi = 80.9 |area_water_sq_mi = 11.1 |area_water_percent = 12.1 |area_urban_sq_mi = |area_urban_km2 = |area_metro_km2 = |area_metro_sq_mi = |area_footnotes = [12] |elevation_footnotes = [13] |elevation_ft = 33 |elevation_m = 10 |population_as_of = 2010 |population_est = 622793 |pop_est_as_of = 2014 |pop_est_footnotes = [14] |population_footnotes = [15] |population_total = 620961 |population_rank = US: 26aad |population_urban = 2,203,663 (US: 19aad) |population_metro = 2,785,874 (US: 20aad) |population_blank1_title = CSA |population_blank1 = 9,443,180 (US: 4aad) |population_density_sq_mi = 7,671.5 |population_density_km2 = 2,962.6 |population_blank2_title = Shacabka |population_blank2 = Baltimorean |timezone = EST |utc_offset = -5 |timezone_DST = EDT |utc_offset_DST = -4 |latd= 39 | latm= 17 | latNS=N |longd= 76 | longm= 37 | longEW=W |coordinates_type = type:city(650000)_region:US |coordinates_display = inline,title |postal_code_type = ZIP Kodh
|postal_code =
- 21201-21231, 21233-21237, 21239-21241, 21244, 21250-21252, 21263-21265, 21268, 21270, 21273-21275, 21278-21290, 21297-21298
|area_code = Area code 410, Area code 443, Area code 667 |blank_name = [[Baltimore, Maryland|FIPS code]] |blank_info = 24-04000 |blank1_name = Astaanta GNIS |blank1_info = 0597040 |website = City of Baltimore |footnotes = }}
Baltimore (/'bo:lt[invalid input: 'i'],mo:r/) waa magaalada ugu weyn gobolka Maryland ee wadanka Maraykanka, waa magaalada 26aad ee ugu shacabka badan leh, iyo caasimad ugu weyn ee madaxbanaan.
Caasimada Baltimore waxaa la aasaasay sanadkii 1729kii, waana dekada labaad ee ugu weyn gobolada xiga Badweynta Atlaantik.[17] Sidoo kale dekeda magaalda Baltimore waxay waayo ahaan jirtey mida labaad ee ugu soo dejinta iyo dhoofinta badan wadanka Maraykanka, taasi ooy ku xidhnaayeen waxsoo saar faro badan.[18]
Ka dib markii ay soo waajahde dib udhac xaga wax soo saarka ah iyo wershadaha ayaa magaalada Baltimore waxay culeska saartey dhaqaalaha, caafimaadka iyo waxbarashada, kuwaasi oo maanta ah midhaha ugu wacan ee caasimadu ka hesho dhaqaalaha iyo lacagta. Waxaa magaaladan ku yaala cusbitaalo waaweyn oo tayo heersar ah leh, iyo machadyo caalami ah oo ku takhasusay kuliyado kala duwan oo waxbarashad iyo cilmibaadhista ah.[19]
Magaalada Baltimore waxaa ku dhaqan dad gaadhaya ilaa 622,104 (tirokoob la sameeyay 2013kii), halka marka lagu daro nawaaxigeeda ama Baltimore metropolitan ay leedahay shacab bulsho dhan 2.7 milyan, taasi oo ka dhigaysa magaaldan mida 20aad ee ugu shacabka badan wadanka Maraykanka.[20][21]
Dadka caanka ah ee ku dhaqan Baltimore waxaa ka mid ah heesayaal badan oo qaada heesaha jazzka, rockyga iyo rapka. Sidoo kale waxaa degan magaaldan tiro atooreyaal iyo jilaa ah oo soo saara filimaan iyo music videos. Dadka la taaban karo waxaa ka mid ah ninkii sameeyay "Heesta Calanka Maraykanka" oo lagu magacaabo Fransis Skot Key.[22]
Guud ahaan, ilaa rubuc bulshada magaalada Baltimore waa saynisyahano, injineero, xisaabyahano, teknoolijiyiin, macalimiin, khubaro, aqoonyano, profosseero iyo arday qalin-jebin rabta.[22] Taasi waxay cadayn u tahay sida bulshada Baltimore u daneeyso aqoonta iyo waxbarashada, heer sarena uga gaadheen.
Bulshada Baltimore
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Tirokoobtii sanadka 2010, waxaa lagu ogaaday in shacabka Baltimore yahay 620,961, taasi oo ah 4.6% hoos u dhac ah marka la barbar-dhigo tirokoobtii 2000; taasi oo laga wewel qabo in sanadaha soo socda hoos u sii socdo. Tirada is-dhintey waxay saamayn ku yeelatay 23% hoos u dhac ilmaha da'doodu u dhaxayso 5 jir ilaa 17 sano jir.[23]
Dadaal badan oo xaga dhaqaalaha iyo waxbarashada ooy dowlada Baltimore gashay ka dib, sanadkii 2012ka tirokoob la sameeyay waxaa lagu ogaaday in tirada bulshada Baltimore kor u soo kacday, waxaa la helay 621,342; taasi oo ah 1,100 qof korodh. Waana markii ugu horeeysay ee tiro intaas le'eg ku soo korodha magaalada tan iyo ilaa 1950kii.[24][25]
Sida lagu xusay tirokoob kale ooy dowlada Maraykanku samaysay sanadkii 2010ka, 63.7% bulshada Baltimore waa Dadka Madoow, 29.6% Dadka Cad, 0.4% Hindida Cas, 2.3% Aasiyan, 1.8% dadka kale iyo xoogaa yar oo ka soo jeeda gasiiradaha ka baxsan Maraykanka.[26]
| Qolo | Shacabka | % Wadarta |
|---|---|---|
| Wadar | 620,961 | 100 |
| Afrikan Ameerikan | 395,781 | 63 |
| Cadan | 183,830 | 29 |
| Aasiyan | 14,548 | 2 |
| Labo qolo iskugu jira | 12,955 | 2 |
| Inta kale | 11,303 | 1 |
| Hindida Cas | 2,270 | < 1% |
| Dhowr nooc iskugu jira | 1,402 | < 1% |
| U dhashay Hawaii Gasiiradaha Basifik | 274 | < 1% |
| [27] | ||
Muuqaalka Baltimore
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Xarunta dalxiiska iyo damaashaadka Baltimore
- Xaafada Belair-Edison, Baltimore
- Woodberry, Baltimore
- Deegaanada soo jiidashada leh
- Xaafada Reservoir Hill, Baltimore
- Xaafada Station North
- Deegaanka Fells Point, Baltimore
- Beerta Roland Park, Baltimore
Magaalooyinka Maraykanka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]| Magaalooyinka Maraykanka | |
|---|---|
| Atlanta * Austin * Boston * Baltimore * Bloomington * Kolumbus, Ohio * Chicago * Dallas * Denver * Detroit * Houston * Honolulu * Kansas City * Los Angeles * Las Vegas * Memphis * Miami * Minneapolis * New York * Nashville * Oakland * Omaha * Orlando * Phoenix, Arizona * Portland * Philadelphia * Rochester * San Antonio * Saint Paul * San Diego * Seattle * San Fransisko * Washington D.C | |
| Gobolada Maraykanka | |
|---|---|
| Alabama * Alaska * Arizona * Arkansas * Delaware * Florida * Fermont * Firjiniya * Houston * Gobolka Joorjiya * Gasiirada Rhode * Galbeedka Firjiniya * Hawaii * Idaho * Illinois * Indiana * Iowa * Kansas * Kentucky * Kalifornia * Kolorado * Konektikat * Koonfur Karolina * Koonfur Dakota * Louisiana * Maine * Maryland * Massachusetts * Mishiigan * Minnesota * Mississippi * Missouri * Montana * Nebraska * Nevada * Hampshire Cusub * Jersey Cusub * Meksiko Cusub * New York (gobol) * Ohio * Oklahoma * Oregon * Pennsylvania * Tennessee * Tegsas (Texas) * Utah * Wyoming * Washington (gobol) * Waqooyi Karolina * Waqooyi Dakota | |
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- 1 2 3 Donovan, Doug (May 20, 2006). "Baltimore's New Bait: The City is About to Unveil a New Slogan, 'Get In On It,' Meant to Intrigue Visitors". The Baltimore Sun. Retrieved November 28, 2008.
- | Smith, Van (October 6, 2004). "Mob Rules". Baltimore City Paper. Archived from the original on January 12, 2009. Retrieved January 24, 2009.
{{cite web}}: Unknown parameter|deadurl=ignored (|url-status=suggested) (help) - | Kane, Gregory (June 15, 2009). "Dispatch from Bodymore, Murderland". Washington Examiner. Archived from the original on January 17, 2010. Retrieved September 7, 2015.
{{cite news}}: Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - | Jenn Ladd (October 5, 2011). "Hugh Sisson brought the brewpub to Baltimore. Then he really learned about the beer business". City Paper.[xiriiriye dhintay]
- | "Baltimore Heritage Area". Maryland Historical Trust. February 11, 2011. Retrieved March 30, 2011.
- | "Baltimore: A City of Firsts". Visit Baltimore. Archived from the original on March 16, 2011. Retrieved March 30, 2011.
{{cite web}}: Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - | "Best Monument". 2005 Baltimore Living Winners. Baltimore City Paper. September 21, 2005. Archived from the original on October 12, 2007. Retrieved September 19, 2007.
{{cite web}}: Unknown parameter|deadurl=ignored (|url-status=suggested) (help) - | "Ravenstown". Baltimore Ravens. Archived from the original on July 23, 2008. Retrieved June 7, 2008.
{{cite web}}: Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - | "Baltimore Fun Facts: Historical Trivia". Baltimore City Police. Archived from the original on Bisha Saddexaad 24, 2020. Retrieved January 4, 2013.
{{cite web}}: Check date values in:|archive-date=(help); Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - | Maestretti, Danielle. "Baltimore: The City That Reads". UTNE Reader. Retrieved June 28, 2014.
- | Jeffrey Gettleman (September 2, 2003). "In Baltimore, Slogan Collides with Reality". The New York Times.
- | Cite error: Invalid
tag; no text was provided for refs namedgazetteer - | [[[:Template:Gnis3]] "USGS detail on Baltimore"]. Retrieved October 23, 2008.
{{cite web}}: Check|url=value (help) - | "Population Estimates". United States Census Bureau. Retrieved June 24, 2015.
- | "American FactFinder". United States Census Bureau. Retrieved October 13, 2014.
- | "Zip Code Lookup". USPS. Retrieved October 13, 2014.
- | Hughes, Joseph R. "Inland port gives Baltimore strategic shipping advantages". Washington Examiner. Retrieved June 23, 2011.
- | "Baltimore Heritage Area". Maryland Historical Trust. February 11, 2011. Retrieved December 30, 2011.
- | "Major Employers | Baltimore Development Corporation". Baltimoredevelopment.com. Archived from the original on July 25, 2010. Retrieved July 8, 2013.
{{cite web}}: Unknown parameter|deadurl=ignored (|url-status=suggested) (help) - | "Metro Area Factsheet: Baltimore, Maryland PMSA". FAIR US. Retrieved December 31, 2011.
- | "Metropolitan and Micropolitan Statistical Areas". U.S. Census Bureau. Retrieved October 13, 2014.
- 1 2 "About Baltimore". Baltimore.org. Archived from the original on July 25, 2013. Retrieved July 8, 2013.
{{cite web}}: Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|deadurl=ignored (|url-status=suggested) (help) - | Sherman, Natalie (April 17, 2015). "City hopes to get more families to stay". The Baltimore Sun. Retrieved April 19, 2015.
- | Kilar, Steve (March 14, 2013). "Baltimore's population up, following decades of loss". The Baltimore Sun. Archived from the original on Bisha Kow iyo Tobnaad 5, 2013. Retrieved July 8, 2013.
{{cite news}}: Check date values in:|archive-date=(help); Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|deadurl=ignored (|url-status=suggested) (help) - | Litten, Kevin (March 9, 2015). "This map shows the gentrification of Baltimore's neighborhoods over 20 years". Baltimore Business Journal. Retrieved April 19, 2015.
- | "Baltimore (city), Maryland". State & County QuickFacts. U.S. Census Bureau. Archived from the original on May 15, 2013. Retrieved April 23, 2012.
{{cite web}}: Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - | "Baltimore Maryland Population Statistics". US Census Bureau. Retrieved March 15, 2013.
- CS1 errors: unsupported parameter
- All articles with dead external links
- Articles with dead external links from Bisha Labaad 2026
- Articles with invalid date parameter in template
- CS1 errors: URL
- Ill-formatted IPAc-en transclusions
- Baltimore
- Magaalooyinka Maraykanka
- Maraykanka
- Gobolada Isku Tegay ee Ameerika
- Ameerikada waqooyi
- Dad